Qarax ka dhacay agagaarka safaarada Maraykanka ee Qaahira (Daawo Sawirro)

Booliska Masar ayaa xabsiga u taxaabay nin la sheegay inuu isku dayay inuu qarax ka fuliyo agagaarka safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Safaaradda ayaa uga digtay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan halkaasi inay ka fogaadaan goobta. Qof goob jooge ayaa ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters ayuu sheegay inuu maqlay … Continue reading Qarax ka dhacay agagaarka safaarada Maraykanka ee Qaahira (Daawo Sawirro)